Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

VIDEO: Hiba Nuura oo habeen aan la ilaawi karin Muqdisho galisay

Caasimada Online:  Fannaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Hibo Maxamed Cuddoon “Hibo Nuura” oo 22 sano kadib Muqdisho ku laabatay ayaa bandhig fanneed ay ku qabatay Muqdisho iyada iyo kooxda Hobolada...

View Article


VIDEO: Xusuusin qiimihii Dowladnimo (Daawo muuqaal aad la ilmeyn doonto)

Caasimada Online:  Warbixn kooban oo Muuqaal ah ayaan jaceyl nahay in aan idiin la wadaagno taas oo ka hadleyso Qiimaha Dowladnimo & sida uu ahaan jiray Wadankeena muddo 23 sano ka hor. Muuqaalkani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog iyo sawirro caddeynaya sababihii ay isugu dhaceen Faroole iyo EU-da

Brussels (Caasimada Online) – Sida aan shalay qornay Midowga Yurub, ayaa go’aansaday in khudbad uu Faroole ka jeediyey shirkii Brussels ka dhacay ee New Deal aan la baahin, lana duubin oo...

View Article

Video: Weli ma aragtay howlaha cusub ee ka socda garonka Aadan Adde

Muqdisho (Caasimada Online) - Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport oo shaqadiisa ay isku badashay qaab aan horay loo arag kadib markii garoonka ay ka bilaabatay howlo diyaarado caalami ah oo...

View Article

Video: Muuqaaladii ugu dambeeyay ee bilicda magaalada Muqdisho (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) –   Barnaamij cajiib ah oo Kooxda Naughty Nomad oo booqatay Magaalada Muqdisho ay ku soo aruuriyay Bilicda Qurxoon ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Nolosha...

View Article


VIDEO: Muqdisho: Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Saandkaan dhacay

Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho sanadkaan wax yaabihii ka dhacay waxaa ka mid ahaa Qasaarooyin naf iyo maalinba leh hadii ay ahaan lahaayen Qaraxyo xoogan oo is biirsaday oo...

View Article

VIDEO: Muqdisho oo dib looga furay Goob Muhiim ah oo 23 sano xirney?

Caasimada Online:  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxeey dib u heleysaa Sumcadii iyo sharafkii Caasimadnimo waxeeyna dib isaga jafeysaa colaadii iyo buburkii 23 sano saarnaa Magaalada. Muuqa iyo...

View Article

Sheekh Cabdirashiid Suufi “Qur’aanka waxaan kudhameeyey bil gudaheed”

Qaariga Soomaaliyeed, Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, ayaa ku qabtay muxaadaro qiimo badan  magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar 20/11/13,taas uu kugooni yeelay  jaaliyada Soomaaliyeed ee ku...

View Article


Video: Qaabka keydka Idaacada Radio Muqdisho loo casriyeynayo (Daawo)

Caasimada Online:  Dowladda ayaa ku dhawaaqday in la casriyeeyo keydka Raadiyaha Qaranka ee “RADIO MUQDISHO” , waxaana wasiirka warfaafinta oo mar uu maanta booqday xarunta idaacadda uu xarigga ka...

View Article


VIDEO: Bilicda Muqdisho oo Barnaamij Cajiib ah laga diyaariyay.

Caasimada Online:  Muuqaalka Muqdisho & Bilicda Magaalada oo Barnaamij Cajiib ah uu ka diyaariyay Tv laga lee yahay Wadanka taliyaaniga ayaa waxuu soo duubay 16 degmo Gobolka Banaadir &...

View Article

VIDEO: 23 sano kadib oo arrin lagu farxo ay ka hir gashay Muqdisho

Caasimada Online: Burburkii Soomaaliya kadib 23 sano waxaa maanta Muqdisho laga hirgeliyay nalalka kala haga Gaadiidka iyo dadka ee wadooyinka, waxaana tallaabadani ay muujineysaa in Muqdisho ay kasoo...

View Article

Video: Sh Umal oo kashifay kana digay arrimo Somalia lagu burburinayo

Nairobi (Caasimada Online) - Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii Jimcaha waxaana uu uga hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo,loona gacan geliyo dalkooda...

View Article

Video: Mashruuc dhismooyin casri ah oo laga fulinaya deegaanka Jazeera

Caasimada Online:  Ganacsata Soomaaliyeed & kuwo Ajaanib ah ayaa fulinaya Mashruuc laga hergalinayo Deegaanka Jazeera ee Magaalada Muqdisho kaas oo noqonaya mid laga dhiso Guryo qaab casri ah loo...

View Article


VIDEO: Shalay & Maanta Sidaan ayeey Muqdisho isku badashay. “Daawo”

Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu arkayaa gawaari nuucyadii ugu dambeeyay ee caalamka laga isticmaalo kuwaa oo aad ugu soo madanaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Shacabka...

View Article

SAWIR gacmeedkan cusub ma kii ugu run sheega badnaa ee AMIIN baa?

Use Facebook to Comment on this Post

View Article


VIDEO: Bilicda cusub ee MUQDISHO

Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ee Muqdisho muuqaal ahaan iyo Bilic ahaan waxaa is badalay qaabkii ay aheyd Sanadkii la soo dhaafay marka loo fiiriyo Horumarka ay Sanadkaan Sameeysay Magaalo...

View Article

DAAWO VIDEO: Sidaan ma ku ogeyd bilicda magaalada Baydhabo Janaay

Caasimada Online:  Magaalada Baydhabo oo dhacda Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxay qiyaas ahaan Muqddisho u jirtaa 250 Km, Baydhabo sanadihii u danbeeyay waxaa ay sameysay horumar ballaaran oo dhanka...

View Article


VIDEO: Arrin lagu farxo oo dalka ka hirgashay “Xaqiiqdii wad ilmeyneysa”

Caasimada Online: Horumarka baaxada weyn ee ka soconaya iyo nolosha cusub ee isbadalka ah ee dalka ka hana qaaday ayaa waxaa ka mid ah mid nuucyo badan leh balse waxaa jira arin dad badani ay ku...

View Article

IMTIXAANKII KOFEEYGA (AQRISO)

Najma waa Gabar Somaaliyeed Da’deeduna ay udhaxayso 24 sano ilaa 27 sano jir ah, Najmo waa Gabar labadeeda waalid ay aad ujecelyihiin, iyaduna ay jeceshay, Nasiib wanaag Najma waxaa usuura gashay in ay...

View Article

DAAWO VIDEO: Wax ka ogow nolosha gaarka ah ee Ra’iisul Wasaare Saacid

Use Facebook to Comment on this Post

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>