VIDEO: Muqdisho Sanadkaan 2013 waa Sanadkii dib u dhiska Dalka. “Daawo”
Sanadkaan 2013 waxaa si xowli ah Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho uga soconaya Dhismooyin iyo dib u dhis xoogan oo lagu soo celinaya Bilicda Magaalada iyo Ganacsiga magaalada oo si wanaagsan u...
View ArticleDaawo Video: Shacabka Muqdisho iyo Isbadalka cusub ee xiliga habeenkii
Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo si weyn isku badashay ayaa waxaad arkeysaa Xiliga Habeen barka ah oo Shacabka Muqdisho ay fadhiyaan Baararka iyo Goobaha lagu sheekeeysto. Hadii...
View ArticleDAAWO VIDEO: Muqdisho iyo horumar cusub (Maxaan idiin wadnaa maanta?)
Caasimada Online: Hadaad mudo badan qurbaha ugu maqneyd Muqdisho, markaad ku laabato waxaa kuu muuqanaayo marka dhinac kasta laga fiiriyo amaan iyo horumar deg deg ah oo Muqdisho ku tallaabsatay....
View ArticleVideo: Horumarka ka socda Muqdisho
Magaalada Caasimadda ee Muqdisho muuqaal ahaan iyo Bilic ahaan waxaa is badalay qaabkii ay aheyd Sanadkii la soo dhaafay marka loo fiiriyo Horumarka ay Sanadkaan Sameeysay Magaalo madaxda dalkeena ee...
View ArticleVIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO
Caasimada Online: Shacabka Muqdisho iyo Qurba Joogta Soomaalida ayaa maalin walba oo jimco ah waxeey u soo damaashaad tagaan Xeebta weyn ee Liido ayagoo halka afarxada maalinta jimcaha kula qeyb sada...
View ArticleXasan iyo Saacid oo furaya Albaabkii Isbedelka !! (Sheeko xiiso badan)
Mar aan booqdey mid ka mid ah Hotelada Muqdisho ayaa waxaa ku arkey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Shan Shan iyo Laba laba u fadhiya mid ka mid oo I garanayey ayaa intuu soo istaagey igu yiri...
View ArticleMuxuu Amiin Camir uga dan lee yahay sawirkan qosolka iyo yaabka badan?
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleSaxafiyiin ka dhawaajiyay Qiimaha uu lee yahay saxafiga la dilayo + Video
Caasimada Online: Wariyaasha ku nool wadanka Holland oo muujiyay ficil ka duwan wariyayaasha kale ee Soomaalida ee ku nool Daafaha Dunida hadii ay ahaan laheyd Gudaha Dalka iyo Dibadda waana arin ku...
View ArticleVIDEO: Muqdisho hadii aad shalay ku ogey burbur Maanta waa Sidaan…?
Caasimada Online: Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu arkayaa gawaari nuucyadii ugu dambeeyay ee caalamka laga isticmaalo kuwaa oo aad ugu soo madanaya Magaalada Caasimadda ah ee...
View ArticleDAAWO VIDEO: Isbadalka cusub ee garoonka caalamiga ah ee Adan Adde
Caasimada Online: Garoonka Caalamiga ee Aadan Adde oo wax weyn iska badaleyn tan iyo markii ay la wareegtay Shirkada Turkiga ayaa waxaa ka dareemeysaa howlaha shaqo iyo mashquulka Garoonka ee Shacabka...
View ArticleVIDEO: Goob Taariikhi ah oo Muqdisho ku taalla oo dib loo dayac tiray
Caasimada Online: Magaalo Madaxda Muqdisho waxaa ka soconaya dib u howl gelin iyo dib u dayac tir xoogan oo lagu sameynayo xarumo magac iyo maamuus ku leh Dalkeena hooyo kuwaa oo Muwaadin walba oo...
View ArticleSAWIR gacmeedkii ugu dambeeyey ee Amiin Camir oo macno weyn sameeyey
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleDaawo Video: Magaalada Muqdisho oo laga her gelinaayo arrin lagu farxo
Caasimada Online: Magaalada Muqdisho oo loo sameeynayo arin ku farxad gelineyso taas oo ah mid qof walba marka uu maqlo uu aad ugu farxayo marka loo fiiriyo casriga cusub iyo dunida maanta. Maamulka...
View ArticleVideo: Xeebta Liido sidan maku ogeyd
Shacabka Soomaaliyeed meel kasta uu ku nool yahay waxuu ku haminayaa in uu ka mid noqdo kumanaanka qof ee u soo damaashaad tagaya Maalinta Jimcaha Xeebta Liido ee Degmada Abdiasis ee Magaalada...
View ArticleVideo: Dowladda oo qorsho cajiib ah ku soo jiidaneysa shacabka Muqdisho
Caasimada Online: Dowlada Somalia oo ku dhaqaaqday talaabooyin aan looga baran horay dowladihii hore ee ugu dambeeyay ee dalka soo maray ayadoo la timid qorsho cajiib ah oo ay ku kasbaneyso taageerada...
View ArticleDAAWO VIDEO: Warbixin qosol badan oo laga diyaariyay qurba joogta
Caasimada Online: Warbixin Cajiib ah oo kaa qoslin doonto ayaa laga diyaariyay Qurba Joogta Soomaalida ah ee dalka ku laabanayo waana Qodob Xiiso badan oo kaa qoslin doono qaabka loo diyaariyay marka...
View ArticleMUQDISHO oo cagta saartay waddadii dib u dhiska iyo horumarka (Video)
Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu arkayaa gawaari nuucyadii ugu dambeeyay ee caalamka laga isticmaalo kuwaa oo aad ugu soo madanaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Shacabka...
View ArticleSoomaali billowday Sheeko qosol leh: Qofka aad guursaneyso adoon arkin ma ku...
Qaar ka mida dadka guur-doonka ah oo ku nool xerada qaxootiga bariga Kenya ee Dhadhaab, ayaa wuxuu hadda guurkii ka galay kabaha. Waa kabaha gabadha la guursan doono. Mowliid Xasan, oo ah qaxooti...
View ArticleVideo: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho. “Horumarka cusub….”
Caasimada Online: Hadaad mudo badan qurbaha ugu maqneyd Muqdisho, markaad ku laabato waxaa kuu muuqanaayo marka dhinac kasta laga fiiriyo amaan iyo horumar deg deg ah oo Muqdisho ku tallaabsatay....
View ArticleVideo: Fowsiya Yusuf Xaaji oo arrimo badan ka hadashay, codsina u dirtay..
Caasimada Online: Marwo Fowsiyo Xaaji Yusuf Wasiiradii Arimaha Dibadda ee Xukuumadii Kalsoonida lagala noqday ee Ra’isul Wasaare Saacid ayaa wax badan oo ku saabsan wax qabadka Wasaaradeeda ka hadashay...
View Article