Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Video: Weli ma aragtay howlaha cusub ee ka socda garonka Aadan Adde

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport oo shaqadiisa ay isku badashay qaab aan horay loo arag kadib markii garoonka ay ka bilaabatay howlo diyaarado caalami ah oo waaweeyn kuwaa oo isugu jira Cargo iyo Diyaarada wada Dadweynaha.

Marka aa daawato muuqaalka laga soo duubay isma dhaheysid halkaan waa Garoonkii Aadan adde waxaad ka arkeysaa in Garoonka uu haatan bilaabay howlo balaaran oo aad loogu farxo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>