Caasimada Online: Muuqaalka Muqdisho & Bilicda Magaalada oo Barnaamij Cajiib ah uu ka diyaariyay Tv laga lee yahay Wadanka taliyaaniga ayaa waxuu soo duubay 16 degmo Gobolka Banaadir & Muuqaalkooda.
Barnaamijkaan ayaa waxaa lagu soo qaadanayaa Goobaha ilqabadka leh ee Magaalada Muqdisho & Dhismooyinka Qurxoon ee ka hir galay Sanadkaan marka aad u fiiriso Sanadihii hore ee nala daawo Barnaamijkaan Xiisaha Badan.
HALKAAN KA DAAWO: