Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all 817 articles
Browse latest View live

Video: Horumarka & bilicda Muqdisho waxa ka dhimman hal arrin oo ah….!

$
0
0

Horumarka xoogan ee ka socda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee dhan walba leh waxaa ka dhiman hal arin oo ah in Dowlada Somalia ay dib u dhisto Goobo muhiim ah oo ay ka muuqdaan bubur xoogan.

Muuqaal kooban oo ku tusinaya sida Magaalada Muuqaalkeeda ay isku badashay & inta ka dhiman Bilicda Magaalada oo ah in xarumihii Dowlada ee burburka ka muuqda dib loo dayactiro ee nala arag Video-gaan ka sheekeynaya.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post


Video: Horumarka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ka socda

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Saddex xaaladood oo kala duwan mid waa Dagaal u dhaxeeya Dowlada & Kooxda Alshabaab, Mid waa Horumarka Magaalada oo dib u soo kabaneyso tan ugu dambeysana waa Ganacsiga magaalada oo horumar weyn sameynaya.

Muuqaalkani waxuu ku tusinayaa Saddexda arimood ee ka jira Muqdisho & sida xaaladu tahay hadii aa dawato waxaad ka dhex heleysaa wax yaabo badan oo kaa qarsoon ee nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo Video: Wax kasta oo Sanadkaan 2014 ka her galay Magalada Muqdisho

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxaa sanadkaan ka hir gelay Horumar baaxad weyn leh oo dhan walba isugu jiro waxaana laga dareemayaa Bilicda Caasimadda oo wax weyn iska badaleyn.

Muuqaalkani waa mid kooban oo la isku keen keenay waxuuna ka hadlayaa Horumarka sanadkaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee nala daawo muuqaalkani.

HALKAAN KA DAAWO:

Use Facebook to Comment on this Post

Video: Goormee ayaa kugu dambeysay MUQDISHO oo sidaan ah? (Daawo)

$
0
0

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo Sanado badan oo burbur ah kadib dib u heleyso nidaamkii Dowliga ahaa oo aan waayadaan lagu arkin Muqdisho.

Mar hadii aad daawato Muuqaalkani waxaa hubaal ah in aad arkeyso Muqdisho cusub oo aadan sanadahaan arag ee nala daawo muuqaalkani ku qiiro gelinaya.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo Video: Maxaa horumar ah oo u qabsoomay magaalada Muqdisho?

$
0
0

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo si weyn muddo gudaheeda isku badashay Bilic ahaan & Muuqaal ahaanba waxaadba moodaa in aysan wax burbur ah ay soo marin Magaaladu.

Taleefishinka qaranka Somalia ee SNTV, ayaa diyaariyey barnaamij cusub oo ku saabsan horumarka Muqdisho, oo cinwaankiisu ahaa “Maxaa u qabsoomay Muqdisho?”.

Barnaamijka ayaa eegaya waxyaabaha kusoo kordhay magaalada iyo is-beddelada dhacaya oo ay magaalada sameysay.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Video: Muuqalka maanta iyo Kismaayo

$
0
0

Muuqaalka Maanta waa Magaalo Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubadda hoose waana magaalo leh Bilic aad u qurux badan oo dad badani ay ku tilmaamaan magaalo dalxiis.

Magaalada Kismaayo haatan waxeey xarun u tahay Maamulka KMG ee Jubba waxeyna soo martay xukuno kala duwan tan iyo burburkii Dowladii dhexe ee Somalia nala daawo muuqaal ka hadlaya Bilicda & horumarka Magaalada Kismaayo.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo: Dib u dhiska ka socda Wadada Wadnaha ee Magalada Muqdisho.

$
0
0

Horumarka xoogan ee ka soconaya Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu ku dhow yahay mid gabo gabo ah kaasoo si weyn looga dareemayo Guud ahaan magaalada oo dib u soo noqoneysa Bilicdeeda.

Wadada caanka ah ee Wadnaha ayaa haatan waxaa ka soconaya dib u dhis xoogan oo lagu sameynayo laamiyadeeda iyo goobihii quruxda badnaa ee ay la heyd Wadadaasi ee nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

VIDEO: Muuqalka maanta & horumarka Degmada Bondhere ee Muqdisho.

$
0
0

Dagmada Boondheere ee magaalada Muqdisho waa mid ka mid ah Degmooyinka ugu faca weyn Degmooyinka Gobolka Banaadir waana Degmo inta badan aad loo xiiseeyo waxyaabaha u geeniga ah ee laga isticmaalo degmadaasi.

Aqristoow Muuqaalka maanta waa bilicda Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho & sida ay tahay maanta Nolosheeda iyo Ganacsigeeda ee nala daawo video-gaan.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post


Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh

$
0
0
Aabe Cabdulahi Canshuur
Aabe Coloow Cali Jeele
Aabe Shiikh Maxamuud Cadde
Aabe Qelshe Nuur Cali
Aabe Jinoow Cali jilibeey
Aade Xaaji Cabdi Foorje
Aabe Shardi Xasan
Aabe Cumar Nuur Jeele
Hooyo Dahabo Cali Jeele
Hooyo Qadeejo Maxamed Jimcaale
Hooyo Muumino Yuusuf
Hooyo Mako Maxamed Jilacoow
Hooyo Mako Xuseen
Hooyo Gaabo Axmed
Cabdi Saneey Hugsade
Muuse Jinoow Cali
Mahad Qeylshe Nuur
Cabdi Samar Cumar
Axmed Cumar Nuur
Carab Shardi Xasan
Jilacoow Yuuf
Maxamuud Hasan(Hurdaaye)
Ibraahin Cali
Ibraahin Geesey
Muuse Maxamed Makaraan
Jabriil Cabdi Socdaal
Muuse Goleey
Shiikh Ismaciil Bakaale
Axmed Macalin Faree
Yuusuf Coloow Cali
Maxamed Muumin(Amiika)
Macalin Abuurkar Shaarib
Abuukar Macalin Caga weyne(Basar)
Xaseen Macalin Caga Weyne
Cabdi Cali Carabeey
Dhaqane Qajaf Yare
Cabdi Beenle
Fduumo Muumin Maxamed
Cosob Candhuur
Faadumo Jiinow Cali
Sucdi Qeylshe
Aamino Cabdulahi
Buney Shardi Xasan
Aisha Cali Faabdhe
Saxafiyeen
Maxamed Muuse Nuur(Deeq Darajo)
Cabdulahi Amiin Qorshe
Cabdi Rahmaan Muumin(Codeey)
Abdirizaq Indh-Jaceyl
Abdirizaq Kampala
Abdifitaax Sablaale
Moxamed Muxuyadiin(Badshaa)
Cabdi Xakiin Mu’allah
Maxamed Xaaji Tahriib
Cabdulahi Suleyman (Baliil Khaan)
Maxamed Xaaji Xuseen Raage
Dhamaan dadkaan Oo kala jooga South Africa,Sweden,Yurub,America,Kenya,Ethiopia, Iyo Soomaaliya Waxay Tahniyad Dhalasho Farxad leh udirayaan -Aabe Guudeey Goleey Iyo Shamso Cabdulahi Canshuur Oo Dhawan wiil ugu dhashtay Gobalkada Shabeelaha Dhaxe, Gaar Ahaan Gaaleef Wiilka Waxa Loo Bixiyay Dalmar waxaynu leeyihiin Ilaah hakaa dhigo kii diintiisa dadkiisa Iyo dalkiisa anfaca aamiin aamiin. -

Use Facebook to Comment on this Post

VIDEO: Muuqaalkii ugu dambeeyay ee Bilicda Magalaada Muqdisho (Daawo)

$
0
0

Horumarka & Bilicda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo noqotay mid maalinba maalinta xiga ka sii qurux badaaneyso Muuqaalka magaalada oo si weyn isku sii badalaya.

Muuqaalkani waa midkii ugu dambeeyay ee laga soo duubo Magaalo madaxda Muqdisho waxaan hubaa in aad ka heli doontid quruxda Magaalada & sida ay maanta tahay ee nala daawo video-gaan.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo: Muuqalka Muqdishada Cusub

$
0
0

Muuqaalka Muqdishada cusub ee maanta oo aan hubo in aad ka heli doontaan marka aa daawataan Muuqaalkani oo wax badan oo is badalay aad ku arki doontaan.

Muqdisho shalay iyo maanta si weyn ayeey isku badashay hadii aad shalay ku ogeyd burbur & dagaal maanta waxaa ka jiro jawi taa ka duwan oo ah mid Horumarka & Bilic qurux badan oo magaaladu ay ku talaabtay ee nala daawo muuqaalkani.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Video: Nolosha magaalada MUQDISHO

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxaa ka jirta Nolol cajiib ah oo aad moodo mid ka duwan sidii ay ahaan jirtay sanadihii ugu dambeeyay taas oo wax weyn iska badaleyn tan iyo 2-dii sano ee ugu dambeysay.

Muqdisho waxaa ka jirta Nolol maraxalado kala duwan leh oo raaxo & rafaadba leh taas oo aan ula jeedo in Muqdisho dhinac amaan uu ka jiro dhinacna uu ay ka jirto amaan daro ee nala daawo muuqaalkani cajiibka ah.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo bilicda waddooyinka Muqdiho

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxaa ka muuqanaya Bilic aad u qurux badan ayadoo ay magaaladu ka socdaan Horumar dhanka Bilicda iyo isbadalka muuqaalka guud ee Magaalada oo aad u qurux badan.

Muuqaalka Muqdisho Sanadkaan cusub ee 2014 si weyn ayeey isku badashay Caasimaddu waxaana ka muuqanaya Bilic aan horay loogu rag tan iyo burburkii dalka ee nala daawo Bilcida Quruxda ka muuqaneysa Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo Amiin Caamir oo hees cusub ka tumay Xasan Sh (Music-dii Al-Shabab)

$
0
0

Use Facebook to Comment on this Post

Video: Goob caan ah oo Muqdisho ku taallo oo la howl gelinayo (Daawo)

$
0
0

Caasimada Online: Mid ka mid ah Goobaha caanka ah ee ku yaalo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga wadaa dayac tir si loo howl geliyo kadib bur bur xoogan oo ka soo gaaray dagaaladii dalka ka dhacay.

Goobtani oo dad badani marka ay maqleyn ay aad ugu farxeyn in dib lo howl geliyo kadib sanaddo badan oo aysan shaqeynin waxaana si weyn u soo dhaweeyay arinkani shacabka reer Muqdisho ee nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post


Video: Muuqalka Muqdishida Manta.

$
0
0

Magaalo Madaxda Muqdisho oo aad moodo in muddo Sanado ah kadib in ay dib ugu noqoneyso sidii ay ahaan jirtay Waagii Bariisamaadka ee aan heysanay Dowlad dhan walba ka dhisan oo lagu faano.

Muqdisho hadii aad tagtay ama aad joogtid waxaa dareemeyaa in dib loo helay Qaran burburay 23 sano ka hor waxaana taas ku cadeeynayo adigoo daawada Muuqaalkani kaa ilmeysiin Doono.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Sawir gacmeedka Amiin Caamir: Aabe maad ku biirtid Damu-Jadiid, si aan….”

$
0
0

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo Video: Muqdisho oo dib ugu noqoneysa Wagii Bariisamadkii oo….!

$
0
0

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo gabi ahaanba isku badashay Muqdishadii Bariisamadka ee laheyd Adeegyada nuucaani ah ee aan dalka dib loogua rag waxii ka dambeeyay 1991.

Muuqaalka Maanta waxuu ku xasuusinayaa Muqdishadii Bariisamadka & sida shacabka u nool yihiin ee nala daawo Muuqaalkani waxaan hubaa in aad qiiro la ilmeyn doonto.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Daawo Video: Turkiga oo Muqdisho ka her geliyay mashruucyo haweenka…!

$
0
0

Dowlada Walaalaha ee Turkiga oo si dhab ah u garab taagan Walaalaheeda Soomaaliyeed ayadoo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada howlo badan oo mashaariic ah oo isugu jira Dhismooyin & Deeqo wax barasho.

Arintani ka farxisay Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee uu Turkiga ka her galiyay magaalada ayaa ah mid ay aad u hadal hayeeyn Haweenka ku nool Gobolka Banaadir ee nala daawo Muuqaalkani farxadeed.

HALKAAN KA DAAWO:

 

Use Facebook to Comment on this Post

Caddaan la-taliye u ah XASAN SHEEKH oo wax ka qoray arrin ka yaabisay

$
0
0

Muddo sannad ah ayey qaadatay inaan helo kaarka aqoonsiga shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha. Ugu dambeyntii waa lay aqbalay.

Kaarka waxaa ku qornaa jagadeyda oo ah La-taliyaha  Saxaafadda Caalamka, waxaana ku xigey magaceyga oo ay ka horreeyaan labo erey oo qows ku jira oo Af-soomaali ku qoran, kuwaas oo ah (Tima Cade) marka English loo turjumana noqonaya (White Hair). Ugu dambeyntii, naaneys ayaan yeeshay.

Soomaalidu waa dad naaneys bixinta aad ugu dheereeya, balse 12-kii bilood ee lasoo dhaafay wixii laygu yeeri jirey wuxuu ahaa (Gaal), oo English marka loo rogo ah (Infidel). Run ahaantii xoogaa takoorid ah ayaa taas ku jirta.

Kelmadda (Gaal) waxaa sida caadada ah loo adeegsadaa cid kasta oo aan muslim ahayn, madow iyo cadaanba. “Waryaa gaal kaalay”, “gaalkii meeyey” iyo waxyaabo caynkaas ah ayaa laygu oran jirey. Haddase Timo-cade [White Hair] ma noqonayo magaca ugu soo jiidashada badan dunida, laakiin maalinna gaal kuma doorsan doono.

Markii ugu horreysey ee aan ogaaday jacaylka ay Soomaalidu naaneysta u qabtaa, wuxuu ahaa markii gabar nadiifiso ka ahayd halka aan degenaa ay i weydiisey “aaway wiilkii cuntada idiin keenay ee Faroole?”

justin“Magaciisu C/fataax miyaa?” ayaan weydiiyey, anigoo niyadda iska leh malaha way khaldantahay. Intay madaxa leex leexisay, faraheeda gacantana qaar laabtay ayey tiri “Maya, Faroole” iyada oo ku adkeysaneysa.

Faroole, waxay la micne tahay (No Fingers) ama kii aan faraha lahayn. C/fataax wuxuu farihiisa ku waayey qarax ka dhashay hoobiyeyaal ay Ururka Al-shabaab sanado kahor kusoo duqeeyeen aqalka madaxtooyada.

Tilmaamaha jirka gaar ahaan kuwa aan wanaagsaneyn ayaa lagama maarmaan noqonaya marka la doonayo in qof naaneys loo sameeyo.

Daaweynta ilkaha ama daantiisteyaashu halkan kuma badna, sidaas darteed waxaa jira dad badan oo ilko la’ oo lagu naaneso (Geney) taas oo ah qof ilko jajaban ama ilkaha qaar ay ka maqan yihiin.

Haddii aadan timo lahayn ama aad madax diiran tahay, waxaa laguugu yeerayaa (Bidaar) oo English marka loo rogo ah (Baldy). Shiineyska waxaa loo yaqaan Indho-yar (Small Ayes), halka Carabtana loo yaqaan Dhega-cas (Red Ears).

Intii aan Muqdisho ku sugnaa waxaan la kulmay Jilbo Weyne (Knock Knees) Shigshigaaye (Stutterer), Yare (Shorty) and Yarisow (Tiny). Mid kamid ah saaxiibada aan isku fiicannahay oo ka shaqeeya xafiiska ra’iisul wasaaraha waxaa la yiraahdaa Indho Cadde (White Ayes).

In ka badan labaatan sano ayey Soomaaliya dagaallo ka dhacayeen, waxaana xad-dhaaf ah tirada dadka naafada ah, sidaas darteed waxaad arkeysaa dad badan oo leh magacyo ay kamid yihiin Laangare (Limpy) ama Curyaan (Handicapped).

Dadka qaba xanuunnada indhaha, gaar ahaan dadka indhaha kala leexsan leh, waxay Soomaalidu yaqaanaan Weershe (Cross-Eyed). Dumarka iyaga waxad moodaa in looga turay xadgudubka.

Magaca Luul ama Dimond waa magac guud oo hablaha Soomaaliyeed loo bixiyo, waxaa sidoo kale jira magacyo ay kamid yihiin: Macaaney (Sweet), Cod Weyn (Rich Voiced), Dahabo(Golden) iyo Indho Daraleey (Gazelle Eyes). Waana magaca aan anigu ugu jeclahay.

Qore: Justin Marozzi
Xigasho: BBC
Turjumid: Maxamed Salaad Xaaji Dirir

Use Facebook to Comment on this Post

Viewing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>