Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

DAAWO: Bilicda MUQDISHO sidan ma ku ogeyd?

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalkii u dambeeyay oo aad ka arki karto muuqaal maalmo ka hor laga soo duubay Muuqaalka guud ee Magaalada iyo sida ay tahay maanta. Isma dhaheysid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro: Hotel-ka SYL: Astaan u taagan ku takri-falka hantida qaranka (Maxaa...

Dowladihii isaga danbeeyay talada dalka xiligii kumeelgaarka iyo dowladda hadda dalka ka jirta oo mid rasmi ah lagu tilmaamo waxaa si baaxad leh u socday ku takri falka hantida qaranka, iyadoo ay ka...

View Article


Beelaha dega Hiiraan oo war la yaab leh sheegay

Kulan balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen golaha badbaadinta iyo samatabixinta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay galbeedka Magaalada London, iyada oo ay ka qayb galeen inta badan beelaha dega gobolkaasi...

View Article

Daawo video: Dagaalyahan ka tirsan Daacish oo Skype ku shukaaminaya gabar yar...

Edmonton (Caasimada Online) – Wiil dhalinyaro ah una dhashay dalka Britain, ayaa waxa uu ka mid yahay ururka Daacish ee ka dagaalama Syria iyo Iraq, waxaana laga duubay muuqaal isagoo aalada SKYPE-ga...

View Article

Video: Hiiraan oo ay ka socoto arrin dhibkeed leh

Gobolka hiiraan ayaa u muuqda mid lugaba lasii galaya marxalad khilaaf, iyada oo beelaha dega intooda badan ay isku raaceen iney la midoobaan gobolka shabeelaha dhexe, halka beesha xawaadle oo qura ay...

View Article


Xog: Labada is-baheysi ee ku loolamaya SHIRKA CADAADO iyo xeeladaha qarsoon...

Magaallo-madaxda Maamulka Ximin iyo Xeeb oo ay fidsan tahay Gogosha Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Dhexe ayaa waxaa ku sugan Ergooyin aad u fara badan, kuwaasi oo isugu jira Aqoonyahanno,...

View Article

Video: Prof. SAMATAR oo ka digay arrin halis ah oo ay maamul goboleedyada...

Amsterdam (Caasimada Online) – Professor Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa hadal uu dhowaan jeediyey waxa uu ka digay cawaaqibka xun ee ka dhalan kara maamul-goboleedyada loo dhisayo Somalia, isagoo sheegay...

View Article

Daawo Video: Horumarka iyo is-bedalka quruxda badan ee ka jira dagmooyinka...

17-ka Degmo ee uu ka kooban yahay Gobolka Banadir waxaa ka jira isbadal xoogan oo dhan walba ka kooban, iskuguna jiro Horumar dhanka dhismaha, Ganacsiga iyo Isbadalka Bilicda Degmooyinka Gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin ku saabsan sida beelaha Soomaaliyeed ay u kala degaan J/HOOSE,...

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhowaanahan waxaa muran ka taagnaa baarlamanka Jubblanad iyo qaabka loo qeybiyey xildhibaanadiisa oo beelo badan ay dood ka keeneen in xuquuqdii ay ku lahaayeen deegaan...

View Article


VIDEO: Xildhibaan Xaamud “Waxa la i yiri adigu Daarood baad tahay, H/JECLO...

Hargeysa (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, ahna guddoomiyie ku xigeenka ilaalinta hantida Qarankaoo ka soo jeeda Gobolka Sanaag,...

View Article

Video naxdin badan: Daawo sida ay DAACISH u ciqaabeyso caruurta da’doodu ka...

BBC-da ayaa soo bandhigtay muuqaal ay heshay oo lagu duubay Mobel, kaasoo muujinaya dagaal[yahanada Daacish oo ciqaabaya wiil 14 jir Syrian ah. Muuqaalkan oo uu duubay mid kamid ah dagaalyahanada...

View Article

VIDEO: Khatarta shirkadaha ajnabiga ee Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya waxay weli ka gaabineysaa iney shuruuc kasoo saarto maalgashiga shisheeye ee dalka, iyada oo dowlad goboleedyadu ay galayaan heshiisyo qatar ku noqon...

View Article

Daawo video naxdin badan: Xasuuqa ciidamada Liyuu Boolis ay ka hayaan dadka...

Gal-Gaduud (Caasimada Online) – Ciidanka Liyuu Boolis ee Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya, ayaa waxay dad fara badani ku dileen xadka Gobolka Galgaduud, uu la lee yahay dalkaasi Itoobiya. Muuqaalkan...

View Article


Video: Horumar aan caadiha ahayn ee Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Horumarka ballaaran ee xilligaan ka jira dalka Somaliya, ayaa waxaa qayb ka ah Magaalada Muqdisho oo ku guda jirta ka soo kabsashada dagaaladii sokeeye, ee mudada...

View Article

Video: Jubbaland oo ku dhowaaqday in Somalia ay ka go’day oo ay raadineyso...

Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday inay ka go’ayaan Soomaaliya, islamarkaana ay raadi doonaan gooni isu-taag rasmi ah, si la mid ah maamulka...

View Article


Daawo Video: DOOD aan waxba la isku harin oo dhiiga ku karisay madaxda...

London (Caasimada Online) – Dooddan uu qabtay TV Royal qaybtiisa Ingiriiska ayaa looga hadlay khilaafka barlamaanka Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, waxaana lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne safar raadis ah: Inta safar ee Xasan Sheekh uu galay, maalmihii uu...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud waxaa lagu eedeeyaa in ay safarradiisu tirada ka bateen. Kartuuniste Amin Amir oo badiyaa siyaasadda sawira ayaa ku soo qaatay kartuun uu dhowaan sameeyay....

View Article


Video sir ah: Daawo ciidamo Talyaani ah oo howl gal qarsoodi ah ka fuliyey...

Muqdisho (Caasimada Online) – Tifaftiraha Warfaafiye Cali Muxiyadiin ayaa waxaa u suuragashay inuu muuqaal yar kasoo duubo ciidamo Talyaani ah oo ku sugan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo howlgal...

View Article

Video: Siilaanyo oo la tuhunsan yahay in maskax ahaan uusan bad qabin kaddib...

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaah Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa shalay dib ugu laabtey magalada Hargeysa kadib markii uu safar gaaban ku tegey xarunta Itoobiya ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warkii ay DFS kasoo saartay arrinta badda oo si xeeladeysan loogu qiyaamay...

W/Q Axmed Cali Sheekh Kala xiriir: www.facebook.com/alaxmed Shaki badan ayaa weli ku hareereysan haddii dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay inay difaacado boobka Kenya ee badda Soomaaliya iyo in kale...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>