Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Daawo Video: Horumarka iyo is-bedalka quruxda badan ee ka jira dagmooyinka gobolka Banaadir

$
0
0

17-ka Degmo ee uu ka kooban yahay Gobolka Banadir waxaa ka jira isbadal xoogan oo dhan walba ka kooban, iskuguna jiro Horumar dhanka dhismaha, Ganacsiga iyo Isbadalka Bilicda Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Bilic ahaan isma dhaheysid sidaan ayey ahaayeyn Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir sanaddo ka hor, Balse Sanadkaan waxaad dareemeysaa isbadal xoogan oo ka muuqanaya Guud ahaan 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir.

Nala Daawo Muuqaalo kala duwan oo laga soo qaaday qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>