Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Daawo Video: DOOD aan waxba la isku harin oo dhiiga ku karisay madaxda maamulka Jubaland

$
0
0

London (Caasimada Online) – Dooddan uu qabtay TV Royal qaybtiisa Ingiriiska ayaa looga hadlay khilaafka barlamaanka Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, waxaana lagu soo qaaday in sharciyan barlamaanka ay tahay in loo hogaansamo go’aankiisa, lana soo xulo gole wakiilo cusub oo matala dhmmaan beelaha dega goboladaas.

Doodda waxa garwadeen ka ah Wariye Maxamed Yusuf.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 817

Trending Articles