Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Daawo Video: Muuqaalo ku tusinaya Muqdisho & Waxii ka hir galay 2013.

Caasimada Online: Magaalada Muqdisho oo Sanadkaan 2013 u aheyd Sanadkii dib u dhiska Magaalada iyo dib u howl gelinta goobo muhiim u ahaa Bilicda Magaalada oo muddo 23 sano ah ana shaqeyn tan iyo...

View Article


Video: Muqdisho & habeen xusuus leh

Caasimada Online:  Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo horumarkeeda ay gaartay in Xiliga Habeenkii ay Shacabka u damaashaad tagaan goobo aad kad areemi akrtid in amaanka uu yahay mid sidii xiligii...

View Article


Video: Shacabka Muqdisho oo ka hadlay horumarka ka socda magaalada

Caasimada Online:  Shacabka Magaalada Muqdisho oo ka hadlay muuqaalka guud ee Muqdishi iyo Bilic ahaan waxaa iska badalay qaabkii ay aheyd Sanadkii la soo dhaafay marka loo fiiriyo Horumarka ay...

View Article

Video Ma is lee dahay Muqdisho ayaa sidaan ah maanta (Arrin lagu farxo)

Caasimada Online:  Hadaad mudo badan qurbaha ku maqneyd oo aa dib ugu soo noqotay Dalka gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, Waxaa kuu muuqanaayo horumar dhinac kasta marka laga fiiriyo...

View Article

Video: Mashruuc culus oo lagu qaatay dib u helida bilicda Muqdisho (Daawo)

Maamulka Gobolka Banaadir howlaha uu ka wado Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ama 17 degmo ee uu ka kooban yahay Maamulka Gobolka Banaadir waxaa lagu bixiyay Mashruuc lacageed oo badan. Gudoomiyaha...

View Article


Video: Weli horumarka SOOMAALIYA ka socda sidaan ma ugu faantay

Muwaadin Soomaaliyeed oo Caalamka tusiyay Horumarka magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ee Maanta ka soconaya & Doorka ay ka qaateyn Qurba Joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu noqonaya. Aqristoow...

View Article

VIDEO: TIMA-JARE VS BIDAARLE

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Daawo Video: Degmo ku taal Banaadir oo horumar weyn ku tallaabsatay

Caasimada Online:  Mid ka mid ah 17 Dgemo ee uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir ayaa la soo baxday bilic ka duwan tii lagu yaqaanay kadib howlo nadaafadeed iyo horumar xoogan ay ku talaabsatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Video: Xaaska Obama oo ka masayrtay ra’iisul wasaaraha Denmark arrin yaab...

Johannesburg (Caasimada Online) - Xilli hogaamiyayaasha caalamka ay isugu soo urureen ka qeyb galka baroordiiq loo sameynayay madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela, ayaa warbaahinta...

View Article


Video: Xeebta Jazeera oo ay ka socoto arrin ku cusub shacabka Muqdisho

Caasimada Online: Xeebta Quruxda Badan ee Jazeera oo ku taalo Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxa aka biloowday arin ku cusub Shacabka Muqdisho taa oo dad badani ay ka heleyn qaarna ay la yaabeyn....

View Article

Amiin Caamir oo sawir qosol badan ka sameeyey isbeddelka DF ee sanadka

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KASHIFAAD: Sida uu CABDI WELI xilka R/W ku helay iyo 7 arrin oodan ogeyn

Muqdisho (Caasimada Online) - Dad badan ma aysan fileyn in Cabdi Weli Sheekh Axmed loo magacaabi doono ra’iisul wasaaraha Somalia, balse siyaasadda ayaa mar waliba waxaa ugu nasiibka badan kuwa aan...

View Article

VIDEO: Maxaa ka socda MUQDISHO?

Caasimada Online:  Magaalo Madaxda Dalkeena ee Muqdisho waxaa ka soconaya howlo uu ku farxay qof walbo oo muwaadin Soomaaliyeed ah meel kasta uu ka joogo caalamka. Bilic ahaan & Muuqaal ahaan...

View Article


Video: Ehellada Wariye caan ah oo ku xiran Addis-Ababa oo codsi jeediyey

Wariye Caan ka ah Dalka Soomaaliya oo Xabsi ku yaalo Magaalada Adis Ababa ku jiro asagoo aan wax galabsan waxaana loo xiray Qarax ka dhacay Magaaladaasi. Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa wax...

View Article

VIDEO: Ma aamineysaa in ay sidaan tahay Maanta Magaalada MUQDISHO

Hadaad mudo badan qurbaha ku maqneyd oo aa dib ugu soo noqotay Dalka gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, Waxaa kuu muuqanaayo horumar dhinac kasta marka laga fiiriyo amaan iyo horumar deg...

View Article


SAWIR gacmeed cajiib ah oo uu AMIIN CAAMIR ka sameeyey DAMU-JADIID

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

DHAGEYSO: Abwaan Mustafa Sh Cilmi oo uga tacsiyeeyay R/W cusub xilkiisa

Muqdisho (Caasimada Online) – Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed ayaa isagoo ku sugan dalka Sweden waxa uu la hadlay tacsina u diray ra’iisal wasaaraha cusub ee Somalia loo...

View Article


Ma jirtaa arrintan uu Amiin Caamir ka sameeyey sawir gacmeedkan cusub

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Daawo sida Turkey u dhisay Muqdisho

Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka socda howlo balaaran oo ay ka fulinayaan Dowlada Walaalaha ah ee Turkiga balse arinka muhiimka ah ee la doonaya in ay indhaha ka...

View Article

SHAACIN: Sirta ka dambeysa dagaallo ka socda 3 gobol oo ka mid ah Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) – Dawladda Soomaaliya oo dhowaan ka baxday KMG nimada ay ku jirtay laga soo bilaabo sanadkii 2000 ee lasoo dhisay Dawladdii KMG ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee...

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>