Quantcast
Channel: Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Xulka
Browsing all 817 articles
Browse latest View live

Video: Shacabka degmada Hodan oo isu xilqaamay nadaafada degmadooda

Shacabka ku nool Magaalada Caasimadda ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay hamigooda dhanka horumarka Bilicda iyo kan Nolosha kadib isbadal xoogan oo ka biloowday Magaalada Muqdisho, ayada oo shacabka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arag DOCUMENT-gii Is-casilaada looga dalbaday XASAN SHEEKH (Dhammaan...

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online, ayaa heshay warqaddii xildhibaanno kor u dhaafaya illaa boqol ay madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uga dalbadeen inuu is-casilo. Waxaa warqadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro cusub: MUQDISHO waa tagtay

Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa saddexdii sano ee ugu dambeeyey waxa ay sameysay horumar weyn, oo dhinaca dhismooyinka iyo bilicda guud ee magaalada ah,...

View Article

Lacagta Shilin Somaliga oo ka yaabisey dhaqaalyahannada adduunka, Sabab?

Muddo hadda laga joogo 23 sano ayaa dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhacday, hay’adihii dhaqaalaha iyo maaliyaddu burbureen, sharcigii iyo kala dambeeyntiina suuleen. Haddana lacagta shilin Soomaaligu...

View Article

Daawo Video: Isbadalka & Horumarka ka socdo Magalada Muqdisho maanta.

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaa horumaru dhinacyo badan leh marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeeyay, ayadoo sanadkaan Magaaladu ay ku soo badanayaan magaalada wax yaabo...

View Article


DAAWO VIDEO: Jidadkii dib loo dhisay ee MUQDISHO oo bacaad uu buuxiyey

Dowladda Walaalaha Turkiga, ayaa dhowaan dib u dhis ku sameysay qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan waddooyinka ku yaalla meelaha ay xafiisyada dowladda ku...

View Article

VIDEO: Is-beddel weyn oo MUQDISHO laga dareemayo xilliyada habeenkii

Magaalo Madaxda Caasimadda ee Muqdisho oo laga soo duubay muuqaal si weyn ku soo jiidanayo kaas oo laga soo qaaday Bartamaha Farasmagaalaha Magaalada oo isbadal xoogan uu ka jiro. Muuqaalkani hadii aa...

View Article

Video: Xasan Sheekh oo su’aalo adag laga weydiiyey 4 arrin oo fadeexad ay ka...

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa wareysi cusub waxa uu siiyey TV-ga Universal, halkaasi oo su’aalo adag looga weydiiyey dhowr arrin oo fadeexad ku keenay dowladda Somalia,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cesho Ilintaada: 12-ka Sawir ee dunida ugu saameynta badan uguna cajiibsan

Aqristayaasheena sharafta lahoow, waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa 20ka Sawir ee dunida ugu saameynta badan, kuwaasoo ka ilmeeysiiyay Malaayiin qof. Sawirada qaarkood, ayaa ah kuwo aad u...

View Article


XASAN DAAHIR oo is-beddel sameeyey

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah Kornel ka tirsanaa Ciiddankii XDS, ahna Hoggaamiyihii Urur-diimeedka hubeysan ee Xisbul-islaam ayaa ka shanqariyey Aragtidiisa ku aadan Xaalladdaha haatan lagu sugan...

View Article

Xukuumada Somalia oo qorsheysay in dalku amni noqon iyo BF oo ansixiyey

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. Maxamed Sheikh iyo Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Gen. Indhaqarshe oo ahaa masuuliyiintii laga sugayey inay dalka...

View Article

Wasiirkii ay DF u dirtay shirkii Garowe oo qiyaano qaran sammeeyey (Dhibka...

Garoowe (Caasimada Online) - Wasiirka Qorsheynta Dawladda Federaalka Soomaaliya Saciid Cabdullahi ayaa shalay mar uu la tagay Deeq bixiyayaasha Caalamka Magaalada Garoowe ee caasimada u ah Maamulka...

View Article

Video: Sh Shibli: 700 oo gabdho Somali ah oo AIDS qaba ayaan ku soo arkay…

Nairobi (Caasimada Online) - Wadaadka caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh Maxamuud Sh.Maxamed oo ku magac dheer Sheekh Shible ayaa ka sheekeeyay xili uu muxaadaro jeedinayay in indhahiisa uu kusoo arkay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro cusub: Ma aamini doontid sida bilicda Muqdisho ay isu-beddeshay

Muqdisho (Caasimada Online) - Bilicda magaalada Muqdisho, ayaa maalinba maalinka ka danbeysa isa soo tareysa, iyadoo magaalada hada ay u muuqaneyso mid soo ceshaneyso bilicdii ay lahayd 23 sano kahor....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir gacmeed cusub oo Amiin Caamir uu soo saaray oo su’aalo dhaliyey

Muqdisho (Caasimada Online) - Amiin Caamir, ayaa soo saaray sawir gacmeed cusub, oo muujinaya askari ka tirsan ciidamada Amisom oo baadi goob ugu jira malleeshiyada kooxda argagixisada ah ee...

View Article


Caalamka oo u digay Xasan iyo C/Weli (Yaa abuuray khilaaka labada dhinac?)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul-wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa waxa la hadal-hayaa inuu khilaaf soo kala dhex galay, kadib, markii ay Madaxweynaha weerarkii Alshabaab kadib uu...

View Article

Jihaadka ku dhisan aragtida qarsoon ee reer galbeedka (Sirta kaa qarsoon)

Laga soo billaabo markay burburtay xukuumadihii islaamka ahaa ee ilbaxnimada iyo horumarka iftiinka badan ku soo siyaadiyeen dunidan maanta aan joogno, isbadalka ku sameysay jaahilnimadii hore kuna...

View Article


Dhageyso: HAWIYE oo go’aan adag ka qaadatay DF “Yeeli mayno dowlad dul saaran...

Muqdisho (Caasimada Online) - Beesha Hawiye ayaa kullan xasaasi ah oo runta loogu sheegay dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku yeelatay magaalada Muqdisho. Ujeedada kullanka ayaa Hawiye waxa ay ku...

View Article

Video: Maxaa shacabka MUQDISHO ka hadal siiyay oo magaalja iska badalay

Shacabka Magaalada Muqdisho oo markii ugu horeeyay ka hadlay arimo badan oo taagan kuwaas oo caqabad ku ah Horumarka Magaalada Muqdisho iyo Sababaha keenay in ay dib u dhac ku timaado Horumarka...

View Article

Daawo: Isbedelada siyaasadeed ee ka dhacay Somalia 12-kii bilood ee tagay

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday Xaflada lagu soo bandhigayay horumarkii u dambeeyay ee 12-kii bilood ee u dambeeyay iyo xaalada dalka uu marayo iyo sida Xafiiska QM uu ula shaqeeyo Dowlada Somalia....

View Article
Browsing all 817 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>