Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa magaalo hooy u noqotay Dagaal iyo colaad sukeeyay in muddo ah, hase yeeshee maanta Muqdisho waxa ay noqotay Magaalo horumar iyo dib u dhis xooggan uu ka socdo.
Muuqaal ahaan iyo amni ahaan Muqdisho waxaa ka jiro arirmo badan oo dib usoo kabashada magaalada ku tusinaya.
Muuqaalkan waxa uu ku tusayaa nolosha magaalada iyo sida dadka ay ugu nool yihiin magaalka. Waa muuqaal laga duubay waddooyinka ugu caansan magaalada ee nala daawo.